Rooma 9:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Waayo wuxuu Muuse ku yiri, “Waxaan u naxariisan doonaa qofkii aan doono, waxaanna u nixi doonaa qofkii aan doono.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Waayo, wuxuu Muuse ku yidhi, Waan u naxariisan doonaa kii aan u naxariisto, waanan u nixi doonaa, kii aan u naxo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Waayo, wuxuu Muuse ku yidhi, Waan u naxariisan doonaa kii aan u naxariisto, waanan u nixi doonaa, kii aan u naxo. Viz kapitola |