Online Bible

- Reklamy -

Rooma 9:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Laakiin inteysan mataanadu dhalan ka hor ama eysan sameyn wax wanaag iyo xumaan ah, ayey Rebeqah Illaahey fariin ka heshay. Fariintaasna waxey cadeyneysay in Illaahey doorto dadka hadba sida ujeedadiisu tahay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Waayo, carruurta oo aan weli dhalan oo aan weli samayn wanaag iyo xumaan midna, in qasdiga Ilaah doorashada ku istaago, oo uusan ahaan xagga shuqullada, laakiin xagga kii dadka u yeedha,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 9:11

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy