Rooma 8:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Laakiin hadda damacyadiina idiin ma taliyaan. Waxaa idiin taliya Ruuxa Illaahey, kaasoo idin ku dhex nool. Kuwa uusan Ruuxa Masiixu ku jirin, kama tirsana xerta Masiixa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Laakiin idinku kuma aad dhex jirtaan jidhka, illowse waxaad ku dhex jirtaan Ruuxa, haddii Ruuxa Ilaah idinku dhex jiro. Laakiin nin hadduusan Ruuxa Masiixa lahayn, de kaasu kiisii ma aha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Laakiin idinku kuma aad dhex jirtaan jidhka, illowse waxaad ku dhex jirtaan Ruuxa, haddii Ruuxa Ilaah idinku dhex jiro. Laakiin nin hadduusan Ruuxa Masiixa lahayn, de kaasu kiisii ma aha. Viz kapitola |