Rooma 8:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Dadka ey damacyadoodu u taliyaan waxey ka fikiraan oo kaliya nafsadooda. Laakiin dadka uu Ruuxa Quduuska ah u taliyo waxey ka fikiraan waxyaalo ruuxi ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Waayo, kuwa sida jidhka u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha jidhka, laakiinse kuwa sida Ruuxa u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha Ruuxa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Waayo, kuwa sida jidhka u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha jidhka, laakiinse kuwa sida Ruuxa u socdaa, waxay ka fikiraan waxyaalaha Ruuxa. Viz kapitola |