Rooma 8:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Ma wax naga fogeyn karaa jira jaceylka Masiixa? Ma waxaa naga fogeyn kara dhibta, silaca, waqtiyada adag, ama gaajada iyo dhar la’aanta? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Yaa jacaylka Masiixa inaga sooci doona? Ma dhibaato, mise cidhiidhi, mise silic, mise baahi, mise arrad, mise khatar, mise seef? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Yaa jacaylka Masiixa inaga sooci doona? Ma dhibaato, mise cidhiidhi, mise silic, mise baahi, mise arrad, mise khatar, mise seef? Viz kapitola |