Online Bible

- Reklamy -

Rooma 8:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Sharciga Muuse sidan ma sameyn karo, waayo damaceena sharta leh ayaa daciif ka dhigaya. Laakiin Illaahey ayaa xor idin ka dhigay markii uu soo diray Wiilkiisa inuu noqdo dembiile sideena oo kale ah una dhinto dembiyadeena. Illaahey wuxuu isticmaalay jirkii Ciise si uu dembiga u xukumo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Waayo, wax aan sharcigu samayn karayn, maxaa yeelay, wuu itaaldarnaa jidhka aawadiis, ayaa Ilaah sameeyey isagoo Wiilkiisa ku soo diraya u-ekaantii jidhka dembiga leh oo u soo diraya dembiga aawadiis, wuxuuna xukumay dembigii jidhka ku jiray,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 8:3

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy