Rooma 8:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Waayo Illaahey horey ayuu u ogaa dadkiisa kuwa ey yihiin, wuxuuna u doortay si ey u noqdaan muuqaalka Wiilkiisa oo kale, Wiilkiisuna uu u noqdo curadka wiilal iyo gabdho badan oo walaalihiis ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Waayo, kuwuu hore u yiqiin wuxuu haddana hore ugu doortay inay u ekaadaan suuradda Wiilkiisa, inuu isagu curad ku noqdo walaalo badan dhexdood. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Waayo, kuwuu hore u yiqiin wuxuu haddana hore ugu doortay inay u ekaadaan suuradda Wiilkiisa, inuu isagu curad ku noqdo walaalo badan dhexdood. Viz kapitola |