Rooma 8:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Illaahey wuu garanayaa fikiradeena oo dhan. Wuuna garanayaa waxa caqliga Ruuxa ku jira, markii uu Ruuxu u duceynayo dadka Illaahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Oo kii qalbiyada baadhaa waa yaqaan fikirka Ruuxa, maxaa yeelay, wuxuu quduusiinta ugu duceeyaa sida Ilaah doonayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Oo kii qalbiyada baadhaa waa yaqaan fikirka Ruuxa, maxaa yeelay, wuxuu quduusiinta ugu duceeyaa sida Ilaah doonayo. Viz kapitola |