Rooma 8:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Rajadan ayaa na la siiyay markaan badbaadnay. Laakiin rajada la arki karaa rajo ma aha. Yaa rajeeya wax uu heysto? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Waayo, waxaynu ku badbaadnay rajo, laakiin rajadii la arko rajo ma aha, maxaa yeelay, waa ayo kan rajeeyaa wuxuu arko? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Waayo, waxaynu ku badbaadnay rajo, laakiin rajadii la arko rajo ma aha, maxaa yeelay, waa ayo kan rajeeyaa wuxuu arko? Viz kapitola |