Online Bible

- Reklamy -

Rooma 8:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Ruuxa ayaa noo cadeynaya waxaan noqon doonno. Laakiin hadda hoos ayaan ka taaheynaa, inagoo sugeyna inuu Illaahey na tuso inaan caruurtiisa nahay. Taasna wuxuu macnaheedu yahay in jirkeenana sidoo kale la xoreyn doono.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 Iyagoo keliya ma aha, laakiin innagana waa sidaas oo kale, kuweenna haysta midhihii ugu horreeyey ee Ruuxa, xataa innaga qudheennu dhexdeenna ayaynu ka taahnaa, innagoo sugayna carruurnoqoshadeenna, taasu waxaa weeyaan samatabbixinta jidhkeenna.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 8:23

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy