Rooma 8:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Haddaba maadaama aan nahay carruurtiisi, waxaan nahay kuwa dhaxalka leh. Xaqiiqdii waxaan Masiixa la wadaagnaa dhaxalka ammaanta Illaahey. Laakiin haddii aan ammaanta dhaxalkeeda la wadaageyno waa inaan sidoo kale silacana la wadaagnaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Oo haddaynu carruur nahay, de haddaba waxaynu nahay kuwo wax dhaxla, kuwo Ilaah dhaxla oo Masiix wax la dhaxla, haddii aynu isaga la xanuunsanno, in laynala ammaano isaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Oo haddaynu carruur nahay, de haddaba waxaynu nahay kuwo wax dhaxla, kuwo Ilaah dhaxla oo Masiix wax la dhaxla, haddii aynu isaga la xanuunsanno, in laynala ammaano isaga. Viz kapitola |