Online Bible

- Reklamy -

Rooma 8:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Ruuxii Illaahey ee Ciise dhimashada kasoo sarakiciyay ayaa idin ku dhex nool. Sidii uu Illaahey dhimashada uga soo sarakiciyay Ciise Masiix, ayuu jirkiinana nolol idiin ku siin doonaa isla Ruuxan idin ku dhex nool.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Laakiin haddii Ruuxii kii Ciise kuwii dhintay ka soo sara kiciyey idinku dhex jiro, kii Ciise Masiix kuwii dhintay ka soo sara kiciyey, jidhkiinna dhimanayana wuxuu ku noolayn doonaa Ruuxiisa idinku dhex jira.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 8:11

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy