Rooma 8:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Laakiin Masiixa ayaa idin ku dhex nool, sidaa darteed inkastoo ey waajib tahay in jirkiinu dhinto dembigiina dartiis, Ruuxa ayaa idin siinaya nolol, waayo waxaa la idin ka dhigay xaq. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Oo haddii Masiixu idinku dhex jiro, jidhku waa meyd dembiga aawadiis; laakiinse ruuxu waa nolosha xaqnimada aawadeed. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Oo haddii Masiixu idinku dhex jiro, jidhku waa meyd dembiga aawadiis; laakiinse ruuxu waa nolosha xaqnimada aawadeed. Viz kapitola |