Rooma 7:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Haddaba ma waxaan dhaheynaa sharcigu waa shar? Maya lagama yaabo! Haddii uusan sharcigu jiri lahayn, ma aanan ogaadeen dembigu wuxuu yahay. Tusaale ahaan ma aanan ogaadeen waxey tahay rabitaanka wax qof kale leeyahay, hadduusan sharcigu i dhihi lahayn “Dadka kale waxooda ha damcin.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Haddaba maxaynu nidhaahnaa? Sharcigu ma dembi baa? Ma suurtowdo! Hase ahaatee, dembi ma aanan garteen, sharcigaan ku gartay mooyaane, damaca xun ma aanan garteen haddaan sharcigu i odhan, Waa inaadan wax damcin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Haddaba maxaynu nidhaahnaa? Sharcigu ma dembi baa? Ma suurtowdo! Hase ahaatee, dembi ma aanan garteen, sharcigaan ku gartay mooyaane, damaca xun ma aanan garteen haddaan sharcigu i odhan, Waa inaadan wax damcin. Viz kapitola |