Rooma 7:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Laakiin hadda waan ka xorownay sharciga, waxaanna nahay sidii kuwo dhintay sharciguna awood korkeena kuma laha. Hadda Illaahey waxaan ugu adeegi karnaa wadadan cusub ee ah inaan adeecno Ruuxdiisa, mana aha wadadii hore ee ahayd inaan adeecno sharci qoran. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Laakiinse haatan sharcigii waa laynaga furay, innagoo ka dhimannay wixii aynu ku hoos xidhnayn, si aynu ugu adeegno cusaybka ruuxa ee aynaan ugu adeegin gabowga qorniinka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Laakiinse haatan sharcigii waa laynaga furay, innagoo ka dhimannay wixii aynu ku hoos xidhnayn, si aynu ugu adeegno cusaybka ruuxa ee aynaan ugu adeegin gabowga qorniinka. Viz kapitola |