Rooma 7:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Haddaba walaalayaalow waxaad awoodda sharciga ka dhimateen markaad Ciise jirkiisa la dhimateen. Haddana waxaad la midowdeen Masiixa kaasoo dhimashada ka sarakacay, si aan Illaahey ugu adeegno. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Sidaas daraaddeed, walaalahayow, jidhkii Masiixa baa meyd idinka dhigay xagga sharciga, in mid kale idin lahaado, oo ah kii kuwii dhintay laga sara kiciyey inaynu Ilaah midho u soo bixinno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Sidaas daraaddeed, walaalahayow, jidhkii Masiixa baa meyd idinka dhigay xagga sharciga, in mid kale idin lahaado, oo ah kii kuwii dhintay laga sara kiciyey inaynu Ilaah midho u soo bixinno. Viz kapitola |