Rooma 7:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Haddaba intuu ninkeedu nool yahay, haddey nin kale guursato waxey noqoneysaa mid sineysatay. Laakiin hadduu ninkeedu dhinto, sharcigii ninkeeda ku xirayay wey ka xorowday, sinana ma aha haddey nin kale guursato. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Sidaas daraaddeed inta ninkeedu nool yahay, hadday nin kale naag u noqoto, waxaa loogu yeedhi doonaa dhillo, laakiinse ninkeedu hadduu dhinto, sharciga way ka furan tahay, oo sidaas daraaddeed dhillo ma aha in kastoo ay nin kale naag u noqoto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Sidaas daraaddeed inta ninkeedu nool yahay, hadday nin kale naag u noqoto, waxaa loogu yeedhi doonaa dhillo, laakiinse ninkeedu hadduu dhinto, sharciga way ka furan tahay, oo sidaas daraaddeed dhillo ma aha in kastoo ay nin kale naag u noqoto. Viz kapitola |