Rooma 7:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Waan ognahay in sharcigu ruuxi yahay, laakiin anigu waxaan ahay binu aadan dembiga adoon u ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Waayo, waxaynu og nahay in sharcigu ku saabsan yahay ruuxa, laakiinse anigu waxaan ahay mid jidhka raaca oo lagu iibiyey dembiga hoostiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Waayo, waxaynu og nahay in sharcigu ku saabsan yahay ruuxa, laakiinse anigu waxaan ahay mid jidhka raaca oo lagu iibiyey dembiga hoostiisa. Viz kapitola |