Online Bible

- Reklamy -

Rooma 7:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Laakiin sidee ayey ku dhici kartaa? Ma waxaan leeyahay sharcigoo wax wanaagsan ah ayaa dhimasho ii keenay? Maya lagama yaabo! Dembiga ayaa dhimasho ii keenay isaga oo isticmaalaya wax wanaagsan. Haddaba waan arki karnaa sida uu dembigu u xunyahay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Haddaba wixii wanaagsanaa miyey dhimasho ii noqdeen? Ma suurtowdo! Laakiin dembigu, inuu muuqdo inuu dembi yahay, ayuu wax wanaagsan igaga dhex shaqeeyey oo dhimasho ii keenay, in dembigu amarka ku noqdo dembi miidhan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 7:13

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy