Rooma 7:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Waayo dembiga oo adeegsanaya fursada uu amarkan siiyay ayaa i khiyaanay iguna hagay dhimasho. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Waayo, dembigu, isagoo wakhti helay, ayuu amarka igu khiyaaneeyey, wuuna igu dilay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Waayo, dembigu, isagoo wakhti helay, ayuu amarka igu khiyaaneeyey, wuuna igu dilay. Viz kapitola |