Online Bible

- Reklamy -




Rooma 6:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Laakiin hadda oo aad xor ka noqoteen dembiga oo aadna noqoteen adoomadii Illaahey, waxey idin ka dhigeysaa quduus waxeyna idin ku hageysaa nolosha weligeed ah.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Laakiin haatan idinkoo dembi laydinka xoreeyey oo aad addoommadii Ilaah noqoteen, waxaad midho ku haysataan quduusnaanta, oo ugu dambaysteeduna waa nolosha weligeed ah.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

22 Laakiin haatan idinkoo dembi laydinka xoreeyey oo aad addoommadii Ilaah noqoteen, waxaad midho ku haysataan quduusnaanta, oo ugu dambaysteeduna waa nolosha weligeed ah.

Viz kapitola kopírovat




Rooma 6:22

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy