Rooma 6:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Jirkiina daciifnimadiisa darteed ayaan u isticmaalayaa tusaalaha adoonnimada si aan idin kaga caawiyo inaad arimahan fahantaan. Horey wuxuu jirkiinu adoon ugu ahaa fikradihiina xun xun. Hadda waa inaad jirkiina u hibeysaan xaqnimada si aad quduus u noqotaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Sida dadkaan u hadlayaa jidhkiinna itaaldarradiisa aawadeed. Waayo, sidii aad xubnihiinna uga dhigi jirteen addoommadii wasakhnimada iyo dembiga inaad dembi fashaan, sidaas oo kalena haatan xubnihiinna ka dhiga addoommadii xaqnimada quduusnaanta aawadeed. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Sida dadkaan u hadlayaa jidhkiinna itaaldarradiisa aawadeed. Waayo, sidii aad xubnihiinna uga dhigi jirteen addoommadii wasakhnimada iyo dembiga inaad dembi fashaan, sidaas oo kalena haatan xubnihiinna ka dhiga addoommadii xaqnimada quduusnaanta aawadeed. Viz kapitola |