Rooma 6:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Haddaba waxan oo dhan muxuu macnahoodu yahay? Miyuu macnahoodu yahay waxaan xor u nahay inaan dembaabno, waayo ma hoos joogno sharciga ee waxaan hoos joognaa nimcada Illaahey? Maya lagama yaabo! Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Waa sidee haddaba? Sharciga kuma hoos jirno, oo waxaynu ku hoos jirnaa nimcada, sidaas daraaddeed miyaan dembaabnaa? Yaanay noqon! Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Waa sidee haddaba? Sharciga kuma hoos jirno, oo waxaynu ku hoos jirnaa nimcada, sidaas daraaddeed miyaan dembaabnaa? Yaanay noqon! Viz kapitola |