Rooma 6:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Sidaas si la mid ah, idinkuna isku tiriya inaad awoodda dembiga ka dhimateen. Laakiin Ciise Masiix ayaa nolol idin siiyay, waxaadna u nooshihiin Illaahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Sidaas oo kalena idinku isku tiriya inaad dembiga u tihiin kuwo dhintay, oo aad Ilaah u tihiin kuwo nool xagga Ciise Masiix. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Sidaas oo kalena idinku isku tiriya inaad dembiga u tihiin kuwo dhintay, oo aad Ilaah u tihiin kuwo nool xagga Ciise Masiix. Viz kapitola |