Rooma 5:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Sharcigu wuxuu u yimid si ey dadku u arkaan sidii ey dembiile u yihiin. Laakiin markii dembigii batay Illaahey nimcadiisina wey sii badatay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Sharciguna wuxuu u yimid inuu dembigu bato, laakiinse meeshii dembigu ku batay, nimcaduna way ka sii badatay aad iyo aad; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Sharciguna wuxuu u yimid inuu dembigu bato, laakiinse meeshii dembigu ku batay, nimcaduna way ka sii badatay aad iyo aad; Viz kapitola |