Rooma 5:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Aadan wuxuu ku caasiyay Illaahey wuxuuna dad badan ka dhigay dembiilayaal. Laakiin Ciise ayaa adeecay Illaahey wuxuuna dad badan ka dhigi doonaa xaq. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Waayo, sida nin keliya caasinimadiisii kuwa badan dembilayaal looga dhigay, sidaas oo kalena nin keliya addeeciddiis ayaa kuwa badan xaq looga dhigi doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Waayo, sida nin keliya caasinimadiisii kuwa badan dembilayaal looga dhigay, sidaas oo kalena nin keliya addeeciddiis ayaa kuwa badan xaq looga dhigi doonaa. Viz kapitola |