Online Bible

- Reklamy -

Rooma 5:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Qof walba ciqaab ayaa ku waajibneyd dembigii Aadan dartiis. Laakiin wixii wanaagsanaa ee uu Masiixu sameeyay dartiis, Illaahey wuxuu naga dhigay xaq wuxuuna na siiyay hadiyada nolosha ah.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Haddaba dembiga nin keliya aawadiis waxaa dadka oo dhan ugu yimid xukun, sidaas oo kalena nin keliya xaqnimaduu sameeyey aawadeed waxaa dadka oo dhan ugu timid hadiyad in xaq laga dhigo oo ay noolaadaan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 5:18

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy