Rooma 5:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Haddaba haddii dembigii Aadan dartiis ey dadku ku xukunnaayeen dhimasho, intee ka badan ayey kuwa helay nimcada Illaahey iyo hadiyada xaqnimada ku raaxeysanayaan nolol Ciise Masiix dartiis. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Haddii mid dembigiisa aawadiis ay dhimasho ku talisay midkaas aawadiis, de si ka badanna kuwa hela badnaanta nimcada iyo hadiyadda xaqnimada, noloshay ku dhex talin doonaan kii kale aawadiis kaas oo ah Ciise Masiix. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Haddii mid dembigiisa aawadiis ay dhimasho ku talisay midkaas aawadiis, de si ka badanna kuwa hela badnaanta nimcada iyo hadiyadda xaqnimada, noloshay ku dhex talin doonaan kii kale aawadiis kaas oo ah Ciise Masiix. Viz kapitola |