Rooma 5:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Laakiin farqi weyn ayaa u dhaxeeya dembigii Aadan iyo Illaahey hadiyadiisa. Waayo dembiga Aadan ayaa dad badan dhimasho u keenay. Laakiin waxaa kasii weyn Illaahey nimcadiisa iyo cafintiisa ee aan ku helnay Ciise Masiix. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Hadiyaddu ma aha sida dembiga, waayo, haddii nin keliya dembigiis kuwa badanu u dhinteen, de in ka sii badan waxaa kuwa badan u badatay nimcada Ilaah iyo hadiyadda nin nimcadiis ku timid, kan ah Ciise Masiix. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Hadiyaddu ma aha sida dembiga, waayo, haddii nin keliya dembigiis kuwa badanu u dhinteen, de in ka sii badan waxaa kuwa badan u badatay nimcada Ilaah iyo hadiyadda nin nimcadiis ku timid, kan ah Ciise Masiix. Viz kapitola |