Rooma 5:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Si kastaba ha ahaatee qof walba wuu dhimanayay laga soo bilaabo waqtigii Aadan illaa waqtigii Muuse. Xitaa waxaa dhimanayay kuwii aan ku dembaabin sharciga Illaahey xaggiisa ka yimid, sidii Aadan sameeyay. Aadan wuxuu calaamad u ahaa Masiixii imaan rabay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Habase ahaatee waagii Aadan ilaa Muuse dhimashadu waxay u talisay xataa kuwii aan u dembaabin sidii xadgudubkii Aadan kan ah masaalka kan iman lahaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Habase ahaatee waagii Aadan ilaa Muuse dhimashadu waxay u talisay xataa kuwii aan u dembaabin sidii xadgudubkii Aadan kan ah masaalka kan iman lahaa. Viz kapitola |