Rooma 5:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Hadda waan ku farxi karnaa xiriirka cajiibka ah ee aan la leenahay Illaahey, waayo Sayidkeena Ciise Masiix ayaa saaxiib nagala dhigay Illaahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 oo taas oo keliyana ma ahaane, weliba waxaynu ku faraxnaa Ilaah xagga Rabbigeenna Ciise Masiix, kan aynu haatan heshiiska ku helnay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 oo taas oo keliyana ma ahaane, weliba waxaynu ku faraxnaa Ilaah xagga Rabbigeenna Ciise Masiix, kan aynu haatan heshiiska ku helnay. Viz kapitola |