Rooma 4:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Laakiin Ibraahim weligiis kama shakinin su’aalna kama keenin ballanqaadka Illaahey. Iimaankiisuna wuu sii xooggeystay, ammaanta oo dhanna wuxuu siiyay Illaahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Ballankii Ilaah rumaysaddarro kagama uu shakiyin, laakiinse rumaysad buu ku xoogaystay, isagoo Ilaah ammaanaya Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Ballankii Ilaah rumaysaddarro kagama uu shakiyin, laakiinse rumaysad buu ku xoogaystay, isagoo Ilaah ammaanaya Viz kapitola |