Rooma 4:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Xitaa markii uu rajo la’aanta ahaa, Ibraahim wuxuu aaminay inuu noqon doono aabaha quruumo badan. Waayo Illaahey ayaa ku yiri, “Farcankaagu sidan oo kale ayey u badan doonaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Ibraahim rajuu wax ku rumaystay iyadoo aan rajo jirin inuu aabbe u noqdo quruumo badan, sida waxyaalihii lagula hadlay leeyihiin, Farcankaagu sidaasuu noqon doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Ibraahim rajuu wax ku rumaystay iyadoo aan rajo jirin inuu aabbe u noqdo quruumo badan, sida waxyaalihii lagula hadlay leeyihiin, Farcankaagu sidaasuu noqon doonaa. Viz kapitola |