Rooma 4:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Sida kitaabku leeyahay, “Waxaan kaa dhigay aabaha dad badan.” Ballan qaadkan waxaa la siiyay Ibraahim waayo wuxuu rumeysnaa Illaaha soo nooleeya kuwa dhintay wax aan jirinna ka abuura waxyaalo cusub. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 (sida qoran, Quruumo badan baan aabbe kaaga dhigay) Ilaaha uu rumaystay hortiisa, kan nooleeya kuwii dhintay oo u yeedha waxyaalaha aan jirin sida iyagoo jira. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 (sida qoran, Quruumo badan baan aabbe kaaga dhigay) Ilaaha uu rumaystay hortiisa, kan nooleeya kuwii dhintay oo u yeedha waxyaalaha aan jirin sida iyagoo jira. Viz kapitola |