Online Bible

- Reklamy -




Rooma 3:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Laakiin haddii xaq daradeenu ey u keeneyso xaqnimada Illaahey si cad, haddaba maxaan dhihi karnaa? Ma qalad ayaa inuu Illaahey ahayn mid xaq ah markii uu caradiisa noo keeno? Arintan waa aragti binu aadan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Laakiin haddii xaqnimola'aanteennu muujiso xaqnimada Ilaah, maxaynu odhan doonnaa? Ma xaq daranyahay Ilaaha cadhada soo dejiyaa? (Sida dad baan u hadlayaa.)

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

5 Laakiin haddii xaqnimola'aanteennu muujiso xaqnimada Ilaah, maxaynu odhan doonnaa? Ma xaq daranyahay Ilaaha cadhada soo dejiyaa? (Sida dad baan u hadlayaa.)

Viz kapitola kopírovat




Rooma 3:5

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy