Rooma 3:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Dabcan maya! Illaahey run ayuu sheegaa xitaa haddii dadka oo dhan been sheegaan. Sida qorniinka ku qoran, “Ereyadaada ayaa lagu cadeyn doonaa inaad tahay mid xaq ah markaad wax xukuntidna waad ku guuleysan doontaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Ma suurtowdo! Ilaah runlow ha ahaado in kastoo nin waluba beenlow yahay, sida qoran, In xaq lagaaga dhigo hadalladaada, Oo aad libaantid markii lagu xukumo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Ma suurtowdo! Ilaah runlow ha ahaado in kastoo nin waluba beenlow yahay, sida qoran, In xaq lagaaga dhigo hadalladaada, Oo aad libaantid markii lagu xukumo. Viz kapitola |