Rooma 3:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Hal Illaah oo kaliya ayaa jira, wuxuuna kuwa gudan xaq kaga dhigaa rumeysad, sidoo kale dadka aan Yuhuudda ahaynna isla iimaankaas. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 hadday tahay in Ilaah mid keliya yahay oo uu kuwa gudan xaq kaga dhigi doono rumaysadka, kuwa buuryoqabka ahna rumaysadka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah30 hadday tahay in Ilaah mid keliya yahay oo uu kuwa gudan xaq kaga dhigi doono rumaysadka, kuwa buuryoqabka ahna rumaysadka. Viz kapitola |