Rooma 3:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Waa run in qaarkood eysan aaminin fariintii Illaahey. Laakiin taasi miyey macnaheedu tahay inaan Illaahey la aamini karin, iimaan daridooda darteed? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Haddaba, maxaa jira, haddii qaar aanay rumaysad lahayn? Rumaysaddarradoodu miyey Ilaah aaminnimadiisa burin doontaa? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Haddaba, maxaa jira, haddii qaar aanay rumaysad lahayn? Rumaysaddarradoodu miyey Ilaah aaminnimadiisa burin doontaa? Viz kapitola |