Rooma 3:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Haddaba miyaan ku faani karnaa inaan sameynay wax aan xaq ku noqon karno? Maya, furashadeenu kuma xirna adeecitaanka sharciga, waxey ku xirantahay rumeysi. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Haddaba faankii meeh? Waa reebban yahay. Sharci caynkee ah buu ku hadhay? Ma xagga shuqulladaa? Maya; laakiinse wuxuu ku hadhay sharciga rumaysadka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Haddaba faankii meeh? Waa reebban yahay. Sharci caynkee ah buu ku hadhay? Ma xagga shuqulladaa? Maya; laakiinse wuxuu ku hadhay sharciga rumaysadka. Viz kapitola |