Rooma 3:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Illaahey wuxuu xaq nooga dhigay aaminaadaan aaminnay Ciise Masiix darteed. Farqina ma laha haddaad tahay Yuhuudi iyo haddii kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 waxaana weeyaan xaqnimada Ilaah ee lagu helo rumaysadka xagga Ciise Masiix oo u ah in alla inta rumaysata oo dhan, waayo, kala duwanaan ma leh. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 waxaana weeyaan xaqnimada Ilaah ee lagu helo rumaysadka xagga Ciise Masiix oo u ah in alla inta rumaysata oo dhan, waayo, kala duwanaan ma leh. Viz kapitola |