Rooma 3:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Waayo qofna xaq kuma noqon karo sameynta wuxuu sharcigu amrayo. Sharcigu wuxuu na tusaa sida aan dembiile u nahay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Maxaa yeelay, shuqullada sharciga ninna xaq ku noqon maayo Ilaah hortiis, waayo, sharciga ayaa lagu gartaa dembiga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Maxaa yeelay, shuqullada sharciga ninna xaq ku noqon maayo Ilaah hortiis, waayo, sharciga ayaa lagu gartaa dembiga. Viz kapitola |