Online Bible

- Reklamy -




Rooma 3:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Haddaba waxaan ognahay wax walboo sharcigu sheego, wuxuu u sheegaa kuwa sharciga ku hoos jira. Sharcigu wuxuu waxyaalahan u sheegaa si dadku eysan cududaar u helin, aduunka oo dhanna loo tuso iney dembiile Illaahey hortiisa ku yihiin.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Waannu og nahay in wax alla wixii sharcigu yidhaahdo, uu ku leeyahay kuwa sharciga ku hoos jira, in af kasta la xidho, oo dunida oo dhammu ay Ilaah ku hor gar darnaato.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

19 Waannu og nahay in wax alla wixii sharcigu yidhaahdo, uu ku leeyahay kuwa sharciga ku hoos jira, in af kasta la xidho, oo dunida oo dhammu ay Ilaah ku hor gar darnaato.

Viz kapitola kopírovat




Rooma 3:19

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy