Rooma 2:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Laakiin madax adeegiina iyo qalbi aan toobadkeenka lahayn daraadeed, waxaad isku badineysaan carada Illaahey maalinta Illaahey aduunka xaq ku xukumayo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Laakiin engegnaantaada iyo toobadla'aanta qalbigaaga aawadood waxaad cadho u urursanaysaa maalinta cadhada iyo muuqashada xukunka xaqa ah oo Ilaah, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Laakiin engegnaantaada iyo toobadla'aanta qalbigaaga aawadood waxaad cadho u urursanaysaa maalinta cadhada iyo muuqashada xukunka xaqa ah oo Ilaah, Viz kapitola |