Rooma 2:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Runtii kuwa aan jir ahaan gudneyn ee adeeca sharciga ayaa idin xukumi doona idinkan Yuhuudda gudan ee haysta sharciga qoran iyo gudniinka laakiin idinku waxaad tihiin kuwa jebiya sharciga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Oo kan jinsigiisu buuryoqab yahay, hadduu sharciga dhammeeyo, miyuusan ku xukumi doonin kaaga sharciga gudba, in kastoo aad haysatid qorniinka iyo gudniinta? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Oo kan jinsigiisu buuryoqab yahay, hadduu sharciga dhammeeyo, miyuusan ku xukumi doonin kaaga sharciga gudba, in kastoo aad haysatid qorniinka iyo gudniinta? Viz kapitola |