Online Bible

- Reklamy -




Rooma 2:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Waxaad tiraahdaan waa dembi in la sineysto, laakiin idinku ma sineysataan miyaa? Waxaad xukuntaan kuwa sanamyada caabuda, laakiin soo ma isticmaashaan alaab laga soo xaday macbadyada kuwa aan Illaahey garaneyn?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Kaaga yidhaahda, Yaan la sinaysan, miyaad adigu sinaysataa? Kaaga sanamyada nebcaada, miyaad macbudyo dhacdaa?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

22 Kaaga yidhaahda, Yaan la sinaysan, miyaad adigu sinaysataa? Kaaga sanamyada nebcaada, miyaad macbudyo dhacdaa?

Viz kapitola kopírovat




Rooma 2:22

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy