Rooma 2:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Waxaad u maleysaan inaad hagi kartaan kuwa aan aqoonta lahayn ciyaalkana bari kartaan wadada Illaah. Waayo waxaad hubtaan sharciga Illaahey inuu idin siinayo aqoon dhameystiran iyo run. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 iyo kan doqonnada qumaatiya, iyo macallinka carruurta, adigoo sharciga ku haysta muuqashadii aqoonta iyo runta; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 iyo kan doqonnada qumaatiya, iyo macallinka carruurta, adigoo sharciga ku haysta muuqashadii aqoonta iyo runta; Viz kapitola |