Rooma 2:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Arintaas waxey muujineysaa in damiirku yahay sida sharci ku qoran binu aadanka qalbigooda, wuxuuna natusayaa in na la cafiyay ama na la xukumay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Waxay muujiyaan shuqulka sharciga oo qalbiyadooda ku qoran, iyagoo garashadoodu u markhaati furayso, oo fikirradoodu midba midka kale ashtakaynayo ama marmarsiinyo samaysanayo, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Waxay muujiyaan shuqulka sharciga oo qalbiyadooda ku qoran, iyagoo garashadoodu u markhaati furayso, oo fikirradoodu midba midka kale ashtakaynayo ama marmarsiinyo samaysanayo, Viz kapitola |