Rooma 2:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Dadka aan Yuhuudda ahayn kuwaasoo aan haysanin sharciga Illaahey, waxey tusaan iney sharcigiisa haystaan oo si dabiici ahna u adeecaan, inkastoo eysan maqlin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markii dadka aan Yuhuudda ahayn oo aan sharciga lahaynu, ay dabiicadda ka sameeyaan waxyaalaha sharciga, kuwan aan sharciga lahaynu waa isu sharci. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Markii dadka aan Yuhuudda ahayn oo aan sharciga lahaynu, ay dabiicadda ka sameeyaan waxyaalaha sharciga, kuwan aan sharciga lahaynu waa isu sharci. Viz kapitola |