Rooma 2:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Dhamaan kuwa aanan sharciga Illaahey garaneyn ee dembaaba waxaa lagu xukumi doonaa xumaantey sameeyaan. Kuwa sharciga garanaya ee dembaabana waxaa lagu xukumi doonaa sharcigii ey jabiyeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 In alla intii sharcila'aan dembaabtay, sharcila'aan bay halligmi doonaan, oo in alla intii sharciga hoostiisa ku dembaabtayna, sharcigaa lagu xukumi doonaa; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 In alla intii sharcila'aan dembaabtay, sharcila'aan bay halligmi doonaan, oo in alla intii sharciga hoostiisa ku dembaabtayna, sharcigaa lagu xukumi doonaa; Viz kapitola |