Rooma 2:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Waxaa laga yaabaa inaad istiraahdaan waad xukumi kartaan dadkaas, laakiin sidooda oo kale ayaad u xuntihiin, wax cududaar ahna ma haysataan! Wixii aad dadka ku xukuntaan ayaad ku xukumantihiin, waayo idinkan wax xukumaya ayaa sidaas oo kale sameeya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Sidaas daraaddeed, nin yahow, marmarsiinyo ma lihid ku kastoo aad tahayba kaaga wax xukuma; maxaa yeelay, meeshii aad ku kale ku xukuntid, waad isku xukumaysaa, waayo, kaaga wax xukumaa, waxaad samaysaa isla wixii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Sidaas daraaddeed, nin yahow, marmarsiinyo ma lihid ku kastoo aad tahayba kaaga wax xukuma; maxaa yeelay, meeshii aad ku kale ku xukuntid, waad isku xukumaysaa, waayo, kaaga wax xukumaa, waxaad samaysaa isla wixii. Viz kapitola |